Janan oo shaaciyay qaabkii uu uga baxsaday Muqdisho iyo Cidii ku gacan siisay

Labadii sibuuc ee la soo dhaafay dowladda Soomaaliya ayaa sheegeysay inay dadaal ugu jirto sidii ay dib gacanta ugu dhigi lahayd wasiirkii Amniga ee maamul goboleedka Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Cabdinuur(Janan), kaasoo ay sheegeen inuu ka baxsaday xabsi lagu hayay. Dad badan waxay su’aalo iska weydiinayeen sida ay ku dhacday in Cabdirashiid uu baxo faraha dowladda … Continue reading Janan oo shaaciyay qaabkii uu uga baxsaday Muqdisho iyo Cidii ku gacan siisay